Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii lagu weeraray Guriga Martida Baardheere (Sawirro)

Qarax ismiidaamin ah oo dhaliyay khasaarooyin kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa saakay lagu qaaday guriga martida ee kuyaalla degmada Baardheere, halkaas oo ay degnaayeen masuuliyiin katirsan maamulka Gedo iyo saraakiil ciidan. Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu dhuftay guriga martida ee Baardheere, waxaana xilliga halkaasi qaraxa ka dhacayay gurigaasi … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii lagu weeraray Guriga Martida Baardheere (Sawirro)